Wararka nagasoo gaadhaya Ogadenia ayaa sheegaya inay ciidamada gumeysiga itoobiya ay labo wil kuxidhen magalaada Qalaafe ee gobolka Shabeele.

Kadib markii ay ciidamada gumeysiga itoobiya xidhay labada wil, waxa la gayay xabsi kutaalo magalaada Goday ee xaruunta gobolka Shabeele. Labada wil waxa lagu kala magacaaba.

  • Haadi Cismaan
  • Siyaad (aan magaciisa sedaxan helin)

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.