Wararka nagasoo gadhaay dalka Ogadenia ayaa sheegayo inay maleeyshiyaad Oromo xasuuqen shacab Somaliyeed kunool tuulada Cuusweyne katirsan gobolka Fafaan.

Maleeyshiyaad Oromo ayaa si xaq darro uu layaay shacab beralaay kunool tuulada cuusweyne. Waxaan weraarka kudhintay 4 ruux oo Somali iyo 8 ruux kale oo dhawaac garaay. Halgan Media waxaay heshay gar kamid magacyaada oo dadka rayid ka lagu xasuuqay tuulada Cuusweyne. Waxaana kamid ah.

  • Xussen Yusuf Xirsi
  • Yusuf Ahmed Rage

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halagn Media.