Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka helnay dalka Ogadenia aya shegaya in ay maleeyshiyo Oromo ah weerareen nin somali ah oo Xoolihisa la joogay duleedka magalada Qubi ee Gobalka Nogob.

Sida Halgan Media loo xaqiijiyey Ninka somaliga ah ee laso weeraray aya isku dayey inu is difaaci lkn dhaawac xun bay maleeyshiyaadka Oromadu gaarsiyen. Eheladii Ninka la dhawacay ayaa uqaday dhanka magalada Fiiq halkaas oo Hada lagu dawaynayo.

Magaca wilka ayey Dad goob joogayal ah uxaqiijiyen in Ahmed Maxamed la dhoho wilka.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.