Wararka nagasoo gaadhaya gobolka Shabeele gar ahaan magalaada Goday ayaa sheegaya in muwaadin lagu magacaabi jiray Aw Cismaan ayaa lagu dilay xabsiga magalaada Goday.

Muwaadinkan oo mudo kuxidhnaa xabsiga ayaa si waxashnimo ayeey ciidamada gumeysiga itoobiya ku gowraceen. Maaha markii ugu horaysay ee muwaadin udashay Ogadenia lagu dilo xabsiyada uu gumeysiga kasamaystay gudaha Ogadenia.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.