Wararka naga soo garaay gobolka Fafaan ayaa sheegaya inuu dagaal xoogan maanta qarxa degaanka Tuliguuleed kadib markii ay Maleeyshiyaadka Oromada weerar ku qadeen degaanka Tuliguuleed iyo qabalaha u dhow.

Goobjoogyal oo la haddlay Halgan Media ayaa sheegay inay maanta maleeyshiyaadka Oromada iyo shacabkooda iskashanayo ayaa kaso gudbeen xaduudka u dheexeyo dhulka Oromada iyo gobolka Fafaan, kadibna ay weerar xoggan kuso qadaan dad shacab oo an waxba galabsaniin.

Dhanka Somalida waxba maayna gadhiin, lakiin dagaalka kadib waxaa goobta garaay ciidamada Itoobiya siide ee sheegen dadka degaanka.

Shalay ayay aheyd markii ee Maleeyshiyaadka Oromada ay weerar ku qadeen isla degmaada Tuliguuleed. waxaana ku dhwaacmay hal qof oo shcab ah.

Mamuulka Mustafa Cagjar weli kama hadlin tacadiyada loo geystay shacabka ku dhaqaan Tuliguuleed anaga oo og inuu Tuliguleed 30 daqiiqo kaliye u jirto caasimada Jigjiga.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco shabakda Halgan Media.