Wararka nagasoo gadhaay gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Nogob ayaa sheegaya in maleeyshiyaad Oromo ah ayaa weerar ku qadaay shacab Soomaaliyeed ku dhaqaan tuulada Mayumuluuqo.

Ugu yaraan laba dhalinyaro oo Somali ayaa la dilay. Kadib weerarka bahilniimada ay maleeyshiyaadka Oromada soo qadeen. Labada marxuum la dilay waa Maxamed Axmed iyo Cumar Axmed.

Xasuuqda ay maleeyshiyaadka Oromada kuhayaan shacabka Somalida Ogadenia ayaa sii xoogeysatay kadib markii ay ismamuulka Oromada ay bilaabeenmashruuc dhul ballaarsi aan caadi aheyn, siidi dhulka Somalida la boobo.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.