Wararka nagasoo gadhaay galbeedka dalka Ogadenia ee gobolka Shiniile ayaa sheegaya inay maleeyshiyaadka Oromada weeraren degmada Biki.

Wariyaal kusugaan degmada Biki ayaa idacaada Halgan Media u xaqijiyaay in boqoolal maleeyshiyaadka Oromada iyo ciidamada kiliilka Oromada kasoo gudbeen xaduudka udheexeyo Ogadenia iyo dhulka Oromada ayaa kuso duleen degmada Biki iyo weerar xoggan kuso qadeen shacabka Somalida oo waxba galabsanin.

Ugu yaraan hal wiil oo Somali ah ay maleeyshiyaadka Oromada dileen oo la yidha Xamud Cabdi Xalane iyo dhowr qof ayaa dhawaac gadhaay.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.