Wararka nagasoo gadhaay gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Libaan ayaa sheegaya inay maleeyshiyaadka Oromada mar kale weeraren magalaada Moyaale.
Goobjoog kusugaan gobta weerarka ka dhacay ayaa idacaada Halgan Media u xaqiijiyay in maleeyshiyaadka Oromada ayaa laba qof oo Somali ah iyo afar kale ay ku dhawaceen magalaada Moyaale kadib markii ay kasoo gudbeen xaduudka udheexeyo Ogadenia iyo ismamuulka Oromada.
Xasuuqda ay maleeyshiyaadka Oromada kawadaan xaduudka udheexeyo Ogadenia iyo Oromia ayaa sii kordhay malmahaan udhambayay lakiin waxa nasib darro ah in xukuumada Abiy Ahmed ka amuusaan yihiin xasuuqda lagu haayo shacabka Somalida oo waxba galabsanin.
Ariintaan wuxuu ku cadaayna inay xukuumada Abiy Ahmed la socdan iyo xitta lug ku leyihiin xasuuqda iyo dhul balaarsiga ay Oromada kawadaan Ogadenia.
Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.