Wararka nagasoo gadhaay xaduudka udheexeyo Somali Galbeed iyo Ismaamulka Oromada ayaa sheegaya inay maleeyshiyaadka Oromada dileen macaalin Soomaaliyeed kadib markii ay jidka u galeen babuur oo sarnaay.
ill wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinya in kooxo Oromo ah ay kala dageen gaadhi uu ku safrayay Mucallim Cabdifatax Sheikh Hajir, waxaa la sheegay in uu kasoo baxay degmada Hudat oo katirsan gobolka Daawa ee Dhulka Somali Galbeed balse marka uu marayo Nageele in gaadhi uu saarnaa la istaajiyay macalinkana lagala dagay kadib sii naxariis la’aan la dilay.
Tacadiyaada iyo xasuuqda ay maleeyshiyaadka Oromada kahayaan shacabka Somaliyeed kudhaqaan xaduudaha ayaa malin walba sii kordha lakiin waxaa nasib darro ah inay Mamuulka Somalida ka amuusan ariimaha oo nucaan.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.