Wararka naga soo gadhaaya Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in Qarax miino oo sababay Dhimasho iyo Dhaawac ayaa kadhacay degmada Wajid ee gobolka Bakool.

Labo caruur ayaa ku dhintay, halka sedax kalena ku dhawacmeen sida Halgan Media u Xaqiijiyeen ilo wareedyo oo aad lagu kalaoonan kaaro.

Qaraxa ayaa dhacay kadib markii ay ciidamada Itoobiya miino ku aaseen jidka.

Goobta qaraxa kadhacay ayaa udhow xerada ay ciidamada Itoobiya ku leyihiin degmada Wajid.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.