Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogadenia gaar ahaana magaalada Diridhaba ee gobolka Shiniile ayaa sheegaya in mudaaharaad balaadhan uu ka dhacay magaalada Diridhaba iyo qabalaha udhow kaas oo lagaga soo horjeedo ururka OPDO iyo xasuuqda ay Oromada kuhayaan shacabka Somalida.

Mudaaharaadkan ka dhacay magalaada Diridhaba wuxuu maanta ka dhacay Xafaada badan kamid magalaada Diridhaba kadib markii malmahaan udhambayaay ay Oromada  oo sharci darro ku nool magalaada Diridhaba ay bilabeen inay weeraran shacabka Somalida oo waxba galabsanin.

Sida dad goob joogayaal ahi noo xaqiijiyeen wuxu mudaaharadka kusi fiday degana badan katirsan gobolka Shiniile dalka Ogadenia.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.