Wararka naga soo gadhaay magalaada Toronto ee dalka Canada ayaa sheegaya inuu Dabley hubeysan xalay wiil dhalinyaro oo Somali ah ku dilay xafaada Rexdale ee magalaadasi.

Siidi ay sheegan Warbahiinta ka howl gallo magalaada Toronto kooxo hubeysan oo aan heybtood la garanayniin ay xalay niin Somali ku toogtay guragiisa hortiisa xiili ay Qoyskis guriga joogan, kadibna goobta ka baxsaday.

Niinka la dilay ayaa la sheegay inuu ahay 28 jir ah la yira Farxan Jamaac. Ciidna weli maa sheegin masauuliyada dilka loo geystaay Farxaan Jamac.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.