Waxaa Maanta lagu wadaa in Magaalada Asmara Ee dalka Elateria ay ku kulmaan xubno ka socda Dowlada itoobiya iyo Jabhada ONLF oo Majliskooda ugu weyn uu ku yaallo Magaalada Asmara.

Kulanka ayaa lagu wadaa in heshiis Rasmi ah ay ku kala sixiixdaan ONLF iyo itoobiya kuwaaasi oo heshiis hor u dhac  gaaray.

Wakiilka u qabilsan mamuulka Jigjiga, Mustafe Cagjar ayaa qeyb ka ah Masuuliyiinta shirkaas la rajeenayo in ay ka qeybgalaan.

Warkan oo faah faahsan dib ayaan idiin kaso gudbin doonaa.