Orad yahankii caanka ka aha Dhanka Oradka Feyisa Lilesa, kaas oo 2016 ku guulaystay Orada dhaadheer aya la rajaynaya Inu Malinta Axada Ah dib ugu laabto Dalkiisa Ethiopia.

Feysia aya gacmihiisa si is dhaaf ah isu daba mariyey xili uu dhamaynayey oradkii uu ku guulaystay ee Olympicadi 2016, calaamada uu muujiyey aya ahayd mid ugaar ah dadkii waday Mudaharaad yadii waa wayna ee Dowlada Itoobiya loogaga soo hor jeeday.

Dhacdaa xiliga dhacday awgeed Feysia dib munan ugu laban karin dalkiisi wuxuna Qaxontinimo isaga dhiibay dalka Maraykan ka halkaas oo uu in mudo ah ku noola. Isbadaladii Siyaasadeed ee ka dhacay Ethiopia darteed Feysia Waxa loo ogolaaday inu dib ugu soo laabto Itoobiya.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.