Wararka laga helayo gobolka Bakool ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in uu qarax xalay ka dhacay degmada Wajid.

Qaraxaasi Ismiidaaminta ah ayaa waxaa fuliyay qof naftii haliga ah oo la beegsaday Qaraxa saldhig booliska udhow suuqa jaadka loo yaqaano “Suuq Xaaraan”.

Inta la xaqiijiyay waxaa ku dhaawacmey ilaa 4 ruux oo shacab ah iyo niinka qaraxa wadey oo qudhiisa goobta ku dhintey.

Halgan Media.