Wararka naga soo garaaya Bartaamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in gelinkii hore ee Maanta waxaa Magaalada Gaalkaacayo ee xaruunta gobolka Mudug, nooca gawaarida lagu xiro ah lagula eegtay Masuul ka tirsan waaxda Canshuuraha ee Wasaarada Maaliyadda u qabilsan mamuulka Puntland.
Qaraxaan oo ka dhacay waqooyiga Magaalada ayaa la sheegay in amsuulkii saarnaa uu dhaawac kasoo gaaray isla markaana la dhigay cusbitaalka wayn ee Magaalada Gaalkacauo.
Booliska magalaada Galkacyo ayaa xiray Halka Qaraxu ka dhacay waxay sidoo kale bilaabeen baaritaano la xiriira cidda ka danbaysay qaraxaan.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.