Wararka nagasoo gadhaay gudaha Itoobiya ayaa sheegay in Tilahun Nugus oo horay uahaa wasiirka dhaqanka iyo dalxiiska axmaarada lahaana darajo mw kuxigeen inuu noqdo xoghayaha warfaafinta ee xafiiska Abiy Ahmed.
Halka Kassahun Gofe oo isna bil kahor uun Noqday wasiir kuxigeenka xafiiska horumarinta magaalooyinka loo magacaabay kuxigeenka xoghayaha warfaafinta ee xafiiska Abiy Ahmed.
Arintan ayaa muujinaysa daganaansho la,aan dhanka siyaasada ah iyo goaan qaadasho liidata, waana arin caado unoqotay Abiy Ahmed walow aan laogayn sababta dhabta ah ee kadanbaysa.
Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.