Safarada maraykaanka Ku tala magalaada Addis Ababa ee xaruunta dalka Itoobiya ayaa cambaraysay dilal loo geystaay shaqaala Ajanabi oo ka shaqaaynayay hayada gar garka ee ka howl gallo Ismaamulka Gambella

Kooxo hubeysan ayaa Laba shaqaala ah oo katirsan hayada Action Against Hunger weerar jid gal ku dilay 5ta bishaan September, kadibna gobta ka baxsaden

Bayaanka ay Safaraada Mareykaanka soo sareen ayaa sii kuluul u cambarayay dilaalka foosha xun loo geystaay shaqaalaha samaafalka oo aan waxba galabsaniin.

Weli lama sheegin magacaayada ama dalka ay kasoo jeedan shaqaalaha la dilay. Waxaana la sheegay inuu dilka ka dhacay meel u dhow xerada Barakacyaasha loo yaqaan Nguenyyiel oo katirsan Ismaamulka Gambella.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.