Thowath Pal Chay oo ahay sarakiil katirsana Taliska Dergiga ee Mengistu Haile Meriam ayaa dib ugu soo labtay dalka Itoobiya gar ahaan degaanka oo kasoo jeedo taas oo ah Ismaamulka Gambella

Sida aan Xogta ku helnay kumanaan qof kasoo jeedo qomiyada “Nuer” oo ku dhaqaan Ismaamulka Gambella ayaa Thowath Pal Chay soo dhawaayay, asaga oo mudda dheer dalka dibadiisa ku maqnaay.

Thoy Pal wuxuu niinka uu horayay oo kasoo jeedo qomiyada “Nuer” oo xilal sare ka qabtay Taliska Dergiga intii xukuunka laga ridiin Mengistu Haile Meriam. Thoy Pal wuxuu u qabilsanay qaybaha kamid hayadaha Amanka

Sidoo kale Thoy Pal Chay ayaa dalka ka baxsaday 1991kii markii xukuunka laga ridaay dhigya cabka Mengistu Haile Meriam, wuxuuna dalka dibaadisa hoogaminayay Jabhada EUPF oo dagaal kula jirta Xukuumada Tigreega ila sanaadkii 2016

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.