Wararka nagasoo gadhaay gudaha Itoobiya ayaa sheegaya in xubno katirsan Jabhada OLF maxkamad la soo tagaay, ayaga oo ku eedeysan inay dil ka geysteen degaanka Burayu oo ku tallo duleedka magaalada Addis Ababa siidi ay sheegan idacaada BBC ee laanta Oromada.

Abdi Regassa oo ah masuul katirsan Jabhada OLF ayaa dushay laga saraay inuu lug ku lahaay dilka Solomon Tadase oo ah hogaanka Nabadgelyada u qabilsan degmada Buraya siidi ay wararka u dhigeen idacaada BBC ee laanta Oromada.

Biishi hore ayey aheed markii ay dablay hubeysan maqaxi ku toogten Solomon Tadesse iyo sarkaal ku dhawaceen, dowlada Itoobiya ayaa islamrkii dilka dhuushay ka saraay dhaq dhaaaqyada xoraynta Oromia.

Tadoobadyo kadib waxa la xidhay Abdi Rageesa iyo masulliyin kal ayaga oo ciidamada amaanka guryahooda kasoo jafeen. Ruuxda kale wa la sii daya lakiin Abdi Rageesa ayaa weli ku xirna xabsiga, waxaana maanta maxkamada la soo tagaay asaga oo ku eedeysan dilka Solomon Tadeese.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.