Wararka nagasoo gobolka Fafaan ee galbeedka dalka Ogadenia ayaa sheegaya kumaanan shacab Soomaaliyed oo kaso barakaceen dhulka Oromada ayaa hada kusuugan magalaada Jigjiga.

Wariyaal kusuugan magalaada Jigjiga ayaa sheegaya in kumaanan haween, caruur iyo wayeel lagu arkayo magalaada Jigjiga ayaga oo tugsanayo. Kumaanan Soomali ayaa lixda bil uu dambaysay kaso barakacay dhulka Oromada markii ay maleeyshiyaadka Oromada bilabeen xasuuq iyo hanti boob sii shacabka Soomaliyeed la barakiciyo.

Shacabkan oo ubadan carur iyo haween ayaa tuugsada degaanada ubadaan magalaada Jigjiga iyo mana jirto cid gargaar gaadhsiisay.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.