Wararka naga soo gadhaay degmada Gashaamo ee gobolka Jarar ayaa sheegaya in shimbirta gor gorta ay cunuug yar dhishay, kadibna wajiiga ka cuuntay

Qar kamid dadka degaanka oo la hadlay Halgan Media ayaa xaqijiyay In cunag la dilay u ahay 8 jir ah

Waa markii labad ee tadoobadyadan u danbeysay ay Gor Gor cunug ku dhisahy degmada Gashaamo. Sidoo kale mamuulka degmada weli kama hadlin dilaalka soo noq-noqoonayo ay geysanayan Gor gorta.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.