Warar naga soo gaadhaya magaalada Hawassa ee xarunta Ismaamulka Shucuubta Koonfured ayaa sheegaya shir ay Ururka SEPDM Qabteen oo guuldaro kudhamaaday.

Sida xogta aan kuhelay ururka SEPDM oo u Qabilsan Ismaamulka shucuubta Koonfured ayaa shir qabtay kusabsaan in laga hadlo Aftiga ay dalbadeen Qomiyada Sidamada siidi ay heli lahayeem mamuul gobaleed Goni.

Warka ayaa intaas kudaraya inuu dagaal gacan kahadal dhex maray qar kamid masuuliyanta u Qabilsan qomiyada Sidama iyo qomiyada Woleyta oo kusugaan gobta oo shirka ka dhacay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.