Dibadbaxani oo ay ka qeyb galeen boqolaal dadweyne ah ayaa waxa uu maanta ka dhacay magaalada Hargeele ee xarunta gobolka Afdheer.

Banaanbaxa oo ahaa mid ballaaran ayaa waxaa looga soo horjeeday Madaxweyne kusheega Mustafa Cagjar. Dibadbaxayaasha ayaa ku qeylinayay erayo ka dhan ah Mustafa Cagjar, kuwaas oo ay kaga cabanayeen maamulkiisa.

Mid ka mid ah dadkii ka qeyb galay banaanbaxaasi ayaa Shabelle u sheegay in u jeedada ugu weyn ay tahay in aysan ku qanacsaneen hoggaanka Somali Galbeed (Ogadenia).

Hoos Ka Daawo Sawiirada

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.