Xog rasmiya oo ay heshay shabakada Halgan Media ayaa tibaaxaysa inuu fashil kusoo dhamadaay shirkii horjooge Cabdi Iley iyo koox sarakiil Tigray ah uga socday magalaada Jigjiga.

Shirkan oo lagu maleegayay shirqoolo kadhana shacabka Soomaalida Ogadenia ayaa gabi ahaanba fashil kusoo dhamaaday, kadib markii ay sarakiisha Wayaanaha dhaqaalihii bulshada laga gumaadi lahay wayeen.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.