Waxaa weli dalka Eritrea kasocda shirweynihii sadexaad ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia oo galay maalintii sedaxaad. Shirkan ayaa ah kii sadexaad ee nocisa ah oo ay qabato jabhada ONLF, waxaana lagu doortaa golaha dhexe iyo gudiga fulinta ee jabhada.

Shirka ayaa waxaa kaso qayb galay xubnaha iyo kaadirka jaaliyada, waxa kale oo kaso qayb galay masuuliyiin kamida JWXO. Shirku wuxuu u socda weli si habsami ah waxaana idiin soo gudbin doonaa. Warkan iyo wixi kazoo kordha kalasoco Halgan Media.