Wararka naga soo gadhaya gobolka Nogob gar ahaan degmada Garbo ayaa sheegaya inuu Shubaan biyood ka dhilacay degaankasii.

Ilo degaanka ah ayaa Halgan Media u xaqijiyay inuu Shubun Biyoodka samaayn weyn ku yeshay dadka degaanka gar ahaan ciyaalka yarka oo hore aan heysaniin gooba caafimad ficaan oo xanuunka wax ka qabo kaaro.

Sidoo kale ilo degaanka ah ayaa sheegay in ciyaalka ku dhacday shuban biyoodka ayaa lagu haya xaruun caafimad ku taalo Xafaada 1aad ee degmada Garbo.

Mamuulka u qabilsan gobolka Nogob iyo kan Jigjiga weli kama hadlin shuban biyoodka oo ka dhilacaay degmada Garbo, iskabaa dhaaf inay wax gurmaad u diraan dadka masakiinta oo ku dhibataysan degmadaasi.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.