Bahda Halgan Media ayaa tacsi u dirayso ehelka iyo qaraabada Halgame Cumar Nuur Macalin Khalif oo shalay ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee caasimada dalka Ogadenia.

Halgame Cumar Nuur Macalin Khalif ayaa kamid ahaa dadka ku magacaweyn halganka soo maray Somali Galbeed, wuxuuna ahaay Xoghaya Guud ee Jabhadi WSLF.

Sidoo kale wuxuu Allaha unaxaristee Cumar Nuur Macalin Khalif kaalin weyn ka qaatay Halganka gobaniimo doonka ee ONLF, wuxuuna ahaay ninkii la siiyay darajada Shahiidka asaga oo nool.

Rabbi ha unaxariisto Halgame Cumar Nuur Macalin Khalif

W/Q : Maxamed Abdulkaadir

Agaasimaha guud ee Halgan Media.