Gudida Dhexe ee Xisbiga Beshangul Gumuz People Democratic Party ee loosoo gaabiyo BGPDP aya shir balaadhan malinta bari ah ku qabsan doona magalada Assosa.

Gudida aya waxa laga rajaynaya inay ka hadlaan arimaha Xisbiga hor yaala iyo arimaha Nabad galyada ee gobalka.

Sidokale waxa laga sugaya biri inay soo bandhigan sidii loo xalin laha arimaha Nabad galyada ee sii xumaanaya. Shirkan aya imaanaya xili uu dagaal aad u xun uu udhaxeeyo qoomiyada Oromada iyo Benshangul Ka.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.