Wararka nagaa soo gaaray degmada Mustaxil ee gobolka Shabelle ayaa sheegaya inuu wabiga Shabelle ku fatahay, taas oo keentay barakac xoogan iyo bur buur hantiyeed

Wariyaha u qabilsan Halgan Media oo ku sugaan degaanka Mustaxil ayaa xaqijiyay in dadka badan koodu Ay yihiin beeraley ay kasoo barakaceen tuuloyinka hoos yimaado Mustaxil, mana jirto wax gurmad ay dadkan heleen

Hoos ka daawo Sawiirada hor dhac oo naga soo gaaray degaanka Mutaxil ee dhulka Somali Galbeed.