Dowlada Fedralka Itoobiya ayaa wafdi balarann u diray caasaimada dalka Masar ee maglaada Cairo sii loo xaliyo muranka ka taagan webiga Nile sida ay sheegtay idacaada FANA oo ku hadasho afka Dowlada Federalka Itoobiya,

Wadfiga waxaa kamid ah Ra’isal Wasarahii hore Itoobiya Haile Meriam Desalgn iyo masuuliyin kale, waxayna la kulmeen Madaxweynaha dalka Masar Cabdifatah Sissi sida ay warka u dhigtay idacaada FANA.

Mudda dheer waxa muran dheer ka taagnaa webiga Nile oo dhex maro dalalka Masar, Itoobiya iyo Sudan.

Sido kale weli lama helin xal kusaabsan siidi loo qaybsan lahaa webiga Nile.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.