Booliska Ismamuulka Oromada ayaa sheegay inay awood walba u adeegsan doonan siidi ay cadalaada u hor keeni lahaayeen kooxo hubeysan oo shalay dilay Solomon Tadesse siida ay sheegtay idacaada FANA oo ku hadasho afka dowlada federalka Itoobiya.

Shalay bay aheed markii kooxo hubeysan oo ann heybtooda la gararanayniin ay Maqaaxi ku tallo degmada Buraya ku toogteen Solomon Tadesse oo ah Guddomiyaha booliska u qabilsan degmada Buraya.

Wararka kasoo baxay idacaada FANA ayaa sii sheegay in dilalka qorshaysan lala beegsanayo masuuliyin katirsan ismamuulka Oromada ay yihin mid lagu qalqal gelinayo gud ahaan Itoobiya madaama doorasho soo dhow yahay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.