Saraakiisha amaanka ee ismamuulka Gambella waxay sheegeen in ugu yaraan 4 qof lagu dilay weerar lagu qaaday Kaniisad ku taalla Koonfur Galbeedka dalkaasi siidi ay sheegan idacaada DW Germany Qaybta Axmaraada.
Waxaa la sheegay in dadka weerarka geystay ay ahaayeen dabley hubeysan oo goobta ka baxsadeen. Illaa iyo hada majirto koox sheegatay weerarkan, balse maaha markii ugu horeysay ee uu weerar noocaan ah Itoobiya ka dhaco.
Waxaa bilooyinkii lasoo dhaafay Ismaamulka Gambella weeraro ay geystaan maleeshiyaad halkaasi ka howlgala. Sidoo kale Gud ahaan Itoobiya waxaa kajiro amni darro bahsan iyo dagaal sokeeye u dhaxeeyo Qomiyada kala duwan Ku dhex dulman Gumaysiga Itoobiya.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.