Wararka na soo gadhaya ayaa sheegaya inay kooxo hubeysan oo aan heybtood la garanayniin Bam Gacmeed ku tuureen masajiid ku yallo Ismaamulka Axmaraada.

Waxaana Qaraxa ku dhintaay 2 Qof, halka ay 8 qof kale ku dhawaaceen weerarka. Waxaana la sheeegay kooxo oo weerarka fuliyeen inay goobta ka baxsadeen.

Lamaha amaanka weli kama hadlin Masajidka la weeraray, waxaana muqaato inuu Xalaada Itoobiya geli doono marxalaada cusub madaam aa La bilaabay in la begsadoo Goobaha diimeedka.

Hoos ka daawo Sawiirka oo Kaniisada la weeraray

 

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.