Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar loo aadeegsaday Bam Gacmbeed oo sakaay lagu qaaday Masajid ku taalla degmada Bichema ee gobolka Gojam ee ismamuulka Axmaraada.

Masajidka la weeraray ayaa la sheegay in ay ku sugnaayeen dad shacab oo kasoo jeedo degmada oo aan waxba galabsanin.

Ugu yaraan illaa 7 Qof ioo Rayid ah ayaa ku dhaawacmay weerarkaasi, sida ay sheegan idacaada ku hadasha afka dowlada Itoobiya ee FANA.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.