Guud ahaanba wadanka Ogadenia ee gacaanta gumaysiga Itoobiya kujira ayaa wakhtigan xaaligaha maraya mar xalad aan waligii horay usoo mariin.

Dhanka xadka Gobolka Oromada iyo dalka Ogadenia waxaa kajira xur guf iyo dagaalo soo noq sonqda oo udhexeeya Somalida iyo Oromada oo ay  maleeyshiyaadka Oromada bilabaan marwalba, sii ay layaan shacabka Soomaaliyeed oo waxba galabsanin.

Dhanka Canfaarta 

Xaduudka udheexeyo Ogadenia iyo Canfaarta garahaan gobalka Shiniile waxaa jira Degmooyin iyo degaano ay Somalida leedahay oo ay Canfaarta si gardara ah kuhaystaan dulmi iyo dhibna ay kuhayaan shacabka Soomaaliyeed ee tuloyinka Cudaytu, Candigo iyo Garbo Ciise.

Inkasta oo ay wada hadalo Somalida iyo Canfaarta udhexeyaa jiraan hadana wali dhibku waa taganyahay. Guud ahaanba gobolada kale ee Ogadenia ayaa hada dagan mana jiro wax dhib ah oo aan ka ahayn Gumaysiga Itoobiya oo wali jooga ciida Ogadenia.

Wariye Amiin Maxamed Xaqdoon

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.