Wararka naga soo gadhaay degmada Tuliguuleed ee gobolka Fafaan ayaa sheegaya in maanta la dhagax dhigay dhismaha dugsiga hoyga agoonta.

Qurbajoogta kasoo jeedo degmada Tuliguuleed oo qarada Yurub iyo Waqooyiga Amerika ku nool ayaa lacag fara badaan soo aruuriyay siidi xaruuntan loo hirgiliyo.

Halkaasoo wax lagu bari doono caruurtii ku agoomowday Xasuuqyada lasoo maray, taas keentay markii ay maleeyshiyaadka Oromada dagaalo ku Qadeen shacabka Somalida ku nool xaduudka gar ahaan degmada Tuliguuleed oo ila hada socdo.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.