Wararka naga soo gadhaay magalaada Addis Ababa ee Xaruunta dalka Itoobiya ayaa sheegaya inqy xiisad xoogan ka taagan tahay magalaadasi

Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Dowlada Federalka ayaa ku wareegsan guriga uu degan yahay Jawar Mohammed oo ah niinka hoogaminayay kacdoonka Oromada

Xiisada ayaa la sheegay inuu bilaabay kadib markii ciidamada Dowlada ayaa amreen in ilaalada Jawar Mohammed ka lexdan hooyga oo Jawar Mohammed kusugaan yahaay Lakiin Ilaalada Jawar Mohammed ayaa diiday inay ka tagaan

Wariyaha Halgan Media oo kusugaan magalaada Addis Ababa ayaa xaqijiyay in ciidamo Federal oo aad uu badaan ku sugaan yihiin xareeraha guriga Jawar Mohammed

Sidoo kale waxaa wadoodyinka magalaada Addis Ababa buux dhaafiyay kumunaan dhalinyaro kasoo jeedo Qomiyada Oromada oo bango iyo Toraay ku hubeysan siidi ay difacaan Jawar Mohammed

Xiisada weli wuu socda iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.