Wararka naga soo gadhaay gudaha Itoobiya ayaa sheegaya in xisbiga Mamuulo Ismaamulka Axmaraada loo yaqaan ADP ayaa shir balaadhan qabaan doono talaadada soo socdo

Xubnaha katirsan ADP iyo sarakiil kale oo la sheegay inay gadhaayan ugu yaraan 2,500 ayaa ka qayb galaayo shiirka siidi ay sheegan Wargeyska Addis Standard

Shirka waxa lagu talagaalay In laga hadlo xalada cakiraan ka Tagaan Ismaamulka Axmaraada iyo misaniyaada ay sanaad walba hesho ismamuulka Axmaraada

Xalada gud ee ka Tagaan ismamuulka Axmaraada wuxuu la mid yahaay Itoobiyada kale taas oo ah amni darro, is qabsi siyasaadeed iyo wel wel.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.