Xisbiga Axmaraada ee NAMA ayaa cambarayay go’aanka kasoo baxaay Maraykanka ku adaan muraanka katagaan webiga Nile.

NAMA inay ka xun yihiin go’aanka Maraykanka ayaga oo sheegay in heshiishka cusub u diyaariyay maraykanka oo yahaay mid canfacaaysi dalka Masar kaliye iyo halis kutahay Itoobiya.

Labada dal ee Itoobiya iyo Masar ayaa isku heysta la’haansha webiga Nile, waxaana maraykanka ka qayb galaay inuu dhex dhagadiyo labada dhinac.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.