Waxaa maanta wafti balaadhan oo uu hogaaminayo madaxwaynaha Somali Galbeed (Ogadeniya) Mustafa Cagjar gareen magalaada Dhagaxbuur ee xaruunta gobolka Jarar si ay xadhiga uuga soo jaran laydhka 24ka saaca ee magalada Dhagaxbuur la gaadhsiiyay.
Laydhka 24ka saaca ayaa marka xadhiga laga jaro waxaa si wayn uuga faaidaysan doona bulshada lamiga saaran ee laydhkani soo maray iyo xarunta gobolka Jarar iyadoona lawado in si dhakhso ah loo gaadhsiiyo laydhkan degmooyinka gobolku ka kooban yahay.
Waxaa maanta ay farxad utahay dhamaan shacabka kudhaqaan magalaada Dhagaxbuur in magalaada kamida la gaadhsiiyo laydhka 24ka saaca.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.