Wararka Nagasoo Gaadhaya gudaha Itoobiya gaar ahaan Magaalada Adis Ababa Ayaa sheegaya in Magaalada lagu qabtay hub farabadan.

Hubka laqabtay Ayaa Lagu sheegay inuu yahay 27 Klashnikov (AK 47) kadib markii Booliska Federalka ay Howlgallo ka fuliyan Xafaadaha kamid magalaada Addis Ababa siidi ay sheegan Wargeyska Addis Standard.

Itoobiya ayaa waxaa kusoo badan haya hubka noocyadiisa kala duwan ee sida Qarsoodiga ah wadanka lagusoo galin hayo. Ilaahada lamayaqaan Cida hubka Itoobiya kusoo daabusha.

Kala gudbinta hubka noocyadiisa kala duwan iyo lacagaha sida sharci daradaha loola kala wareegayo ayaa sida muuqata waxaa gacan wayn kuleh Hay,adaha Amaanka Itoobiya sida booliska iyo Sirdoonka.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.