Wararka ka imaanaya Gobalka Afdheer ayaa sheegaya in shilka Gaadhi oo ka dhacay inta u dhexaysa degmada Ceel Kaar iyo degmada Raaso ee Gobalkaasi.

Shilka ayaa la sheegay inuu ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gadhaay dadkii saarnaa Gaariga shilka galay.

Ugu yaraan 5 qof ayaa shilka ku dhintaay. Jidadka iska xirta degaanada kala duwaan ee dalka Ogadeniya ayaa inta bada waxaa ka dhaca shilal gaari oo noocan ah, waxaana arintaasi loo sababeynayaa xarfad xumo haysata darawalada ka xeeya gaadiidka iyo wadadaasi oo bur bursan.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.