Wafti heer sare ah oo kasocda jabhada Wadaniga xoraynta ogadenenia ONLF ayaa Socdaal kumaray gobolada Ogadenia.
Waftiga oo hordhac u ah Wafti heer kiisu sareeyo oo dhowaan tagi doona gudaha ogadeniya ayaa maanta ka anbo baxay magalada jigjiga ee xarunta gobolka faafan.. Waxayna Socdaal kumareen gobolada Jarar, Qorahay iyo Doolo.
Tulooyinka, dagmaayonka iyo gobolada dhamaan ayaa aad loogu soo dhaweeyay shacabka xubnaha jwxo ee Socdaalki midnimada kujiray.
Wararka Ogadenia saacad walba kala soco Halgan Media