Wararka nagasoo gadhay gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Fafaan ayaa sheegaya in xarada qoruuji oo u dhow magaalada jigjiga ka jir dhibaato aad uba’an oo ay ka mid yihiin raashiin la’aan iyo biyo la’aan.

Dadkan Somalida markii hore ka soo cararey dilka iyo barakicinta ay maleeyshiyaadka Oromada kuhayaan dhulka Somalida ay cadowga itoobiya xooga ku heysato mana muuqato wax gurmad ugu maqan.

Balse maamul kusheega Jigjiga ayaa moodaa inuu iska indha tirayo dhibaatada kasocdo xerada Qaloji oo masuuliydooda saarantahay maamulka Mustafa Cumar.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.