Wararka nagasoo gadhaay gudaha Ogadenia ayaa sheegaya in maleeyshiyaadka Oromada ay mar kale soo weeraren tuulada Dharcaseeye, Godane, iyo Malowleh oo katirsan degmada Tuliguuleed ee gobolka Fafaan.

Shacabka Somalida oo hubaysan waay iska ceeliyen maleeyshiyaadka Oromada kadib markii ay maleeyshiyaadka Oromada weerar kuso qadeen shacab Somali oo waxba galabsanin. Dhanka Somalida waxa ku dhawaacmay hal qof oo Somali ah la yidho Bashir Cabdillahi Ahmed.

Marwalba waxaay maleeyshiyaadka Oromada dagaal kuso qadaan shacabka Somalida kudhaqaan xaduudaha udheexeyo Ogadenia Iyo gobolka Oromada ayaga oo garab marwalba ka helan ciidamada gumaysiga Itoobiya Iyo ururka OPDO oo gacaanta kuhaayo gobolka Oromada iyo dhamaan gumaysiga Itoobiya.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.