Wararka nagasoo gadhaay gudaha Ogadenia gar ahaan gobolka Doolo ayaa sheegaya inuu dagaal beleed ka qarxay tuulada Neef Ku Cesha.

Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhawacaay dagaalka. Dagaalkan oo la sheegayo inuu aano-qabiil salka ku hayo ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac. Dagaalka ayaa u dhaxeeya laba beelood oo wada daga tuulada.

Dadka kusugaan tuulada Neef Ku Cesha ayaa idacaada Halgan Media usheegay inuu dagaalka sakaay ka dhacay tuulada, waxaana lagu soo warramayaa in labada beelo ay adeegsanayeen hubka culus ee tiknikada dagaalka.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.