Wararka nagasoo gadhaay gobolka Nogob ayaa sheegaya inay gabadh 15 jir kudhimatay degmada Qubbi kadib markii ay ku dhacday cudurka jadeecada.

Dadka degmada kusugaan ayaa la hadlay idacaada Halgan Media iyo sheegay salada subax kadib ay gabadha gurigeed ku geriyodaay. Gabadha dhintay waa 15 jir loo yiradho Nuura Xaashi.

Degmada Qubbi iyo nawaxigeedka waxaa biishi udhambayaay kusoo bataay cudurka Jadeecada. Waxa degmada lagu arkay ciyaal iyo haween badaan oo ku dhacay qandho, nabarro ka soo yaacay carruurta korkooda iyo afka oo gaduutay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.