Waraka nagasoo gaadhaya Ogadenia ayaa sheegaya in shacab lagu xasuuqay labo degaan katirsan gobolka Nogob. Degaanka Buusa iyo degaanka Lagahida waxa lagu dilaay 11 qoof oo isku reer ah.
Shacabka waxa layay maleeyshiyaad oo adeegsanayay dhaqar gabe Cabdi Iley. Halgan Media waxaay heshaay magacyaadi dadka rayidka oo laxasuuqay.
- Xalimo Abdullahi Jarar
- Sahra Cabdullahi Jarar
- Maryan Maki Cabdullahi
- Umayma Xassan Walie
- Cabdikhadar Candiraxman
- Axmed Maxamed Xassan
- Shugri Maxamed Xassan
- Saynab Bishaar Muriye
- Bashir Khadar Aadan
- Saynaba Khadar Aadan
- Faadumo Khadar Aadan
Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.