Waxaa maanta Xaruunta gobalka Axmaraada ee Bahar Dar kafurmay shir ay Qabteen Ururka Amhara Democratic Party (ADP), halkaasi ay ku doorteen Guddomiyaha kuxigeenka ururka.
Madaxweynaha Ismaamulka Axmaraada Ambachew Mekonnen ayaa la dortaay inuu Noqdo Guddomiyaha kuxigeenka ururka ADP, sidoo kale ururka ADP waxay sheegeen inay badalayaan waxyaabo badan kusabsaan ururka siidi loo janqaado isbeedalka kasocdo gudaha Itoobiya.
Ururka ADP oo katirsan yahaay xitta Raysal Wasaraha kuxigeenka Itoobiya ayaa kamid ah ururada ee kumidoobay ururka EPRDF oo 27kii sano ee udanbeeyay gacanta kuhayay xukunka gumaysiga Itoobiya.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.